Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Quetta iyo Koox sheegatay Masuuliyada (Sawirro)

Qarax khasaaro geestay ayaa ka dhacay magaalladda Quetta ee gobalka Balochistan ee koonfur galbeed ee dalka Pakistan, waxaana qaraxan durba masuuliyadeeda sheegtay Tahreek-e-Taliban ee Pakistan. Inta la xaqiijiyay qaraxan ka dhacay magaalada Quetta waxaa ku dhaawacmay shan qof, waxa uuna qaraxan ka dhacay goob la sheegay in ammaankeeda si weyn loo adkeeyo ayna joogaan booliis … Continue reading Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Quetta iyo Koox sheegatay Masuuliyada (Sawirro)